Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antรณnio Guterres oo goordhaw u duulay Magaalada Baydhabo

Date:

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antรณnio Guterres ayaa goordhaw u duulay Magaalada Baydhabo ee Caasimada KMG ee Maamulka KGS Kadib markii saakay uu soo gaaray Magaalada Muqdisho.

Wasiirka Arimaha Guddaha XFS Axmed Macalin Fiqi,Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa qeyb ka ah Safarkaan,waxaana socdaalkaan u jeedkiisa uu yahay in masuuliyiintaan soo indha indheeyaan xaalada Binโ€™aadanimo ee ka jirta deeganada Maamulka Koonfur Galbeed.

Waa booqashadii labaad ee uu Muqdisho ku yimaado Antรณnio Guterres,waxaana uu yimid bishii March ee sanadkii 2017 .

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiir-ku-xigeenka Warfaafinta oo gaaray magaalada London.

Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Al-Cadaala, ayaa...

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...