Kumaandooska Danab iyo Gor-gor  oo howlgal lagu baacsanayo Khawaarijta ka sameeyey Deegaanka Baraag Shiikh caamir ee gobolka Galgaduud

Date:

Ciidamada Kumaandooska Qaranka ee Danab iyo Gor-gor  ayaa howlgal lagu baacsanayo Khawaarijta waxaa ay ka sameeyeen Deegaanka Baraag Shiikh caamir ee gobolka Galgaduud iyo deegaano hoos taga.

Howlgalkaan ayaa ujeedkiisu ahaa sidii dhulka howdka ah ee ay ku dhuumaaleysanayaan looga xoreyn lahaa cadowga isla markaana bulshada deegaanka loo gaarsiin lahaa amniga iyo dowladnimada.

Saraaksiiha ciidamada ayaa la kulmay dadka xoolo dhaqatada ah ee deegaanadaas iyagoo u sheegay in ay soo dhamaatay dhibaatooyinkii ay ku qabeen Khawaarijta iyagana looga baahan yahay in ay Ciidanka la wadaagaan goobaha cadowga iyo goobaha ay ku dhuumaaleysanayaan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...

Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaargarowga saamaynta El-nino

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...