Howlgalka Wajiga 2aad ee dagaalka Khawaarijta ayaa maanta ka bilowday gobolka Hiiraan kaas oo uu horkacaayo Guddoomiyaha Gobolka Hraan calu Jayte Cismaan.
Ciidamada xoogga dalka iyo xooggaga deegaanka ayaa maanta Khawaarijta kala wareegay 18 degaan oo si dhuumaaleysi ah ay dadka ugu dhibaateynayeen, kuwaas oo ay ka mid yihiin Beerxaano, Tarajanta, Burdar, nuur-fanax,buuco dhoqor iyo kuwa kale.