Safiirka JFS ee dalka Serbia oo la kulmay Wasiirka Horumarinta dalka Serbia

Date:

Safiirka JFS ee dalka Serbia Danjire Maxamed Cabdullahi Axmed ayaa ku qaabilay Safaaradda maanta Wasiirka Horumarinta dalka Serbia Mudane Edin ฤjerlek

Inta uu socday kulanka Danjiraha iyo Wasiirka ayaa la isku dhaafsaday fikrado muhiim ah, waxaana ay ka wada hadleen sidii kor loogu qaadi lahaa xiriirka istiraatijiyadeed & iskaashiga labada dal ee saaxiibada ah, xiriir kaasi oo ku qotoma wax wada-qabsi, iyo is ixtiraam labadda Dowladood iyo shacbiga labada dal. ๐Ÿ‡ท๐Ÿ‡ธ๐Ÿค๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiir-ku-xigeenka Warfaafinta oo gaaray magaalada London.

Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Al-Cadaala, ayaa...

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...