Ciidanka Booliska Puntland oo hawlgal qorshaysan oo ay ka sameeyeen Boosaaso ku qabtay gaari waday lacago been abuur ah

Date:

Ciidanka Booliska Maamul Goboleedka  Puntland ayaa hawlgal qorshaysan oo ay ka sameeyeen Boosaaso waxay ku qabteen gaari waday lacago been abuur ah.

Warbixin lagu daabacay bogga gaarka ah ee Booliska Puntland ayaa lagu sheegay in Ciidanka Booliska ay Boosaaso ku qabteen gaari waday lacago yuuro madow ah iyo shakhsigii watay.

” Booliska Puntland ee Gobolka Bari ayaa gacanta ku soo dhigay gaari wadday lacago Euro madow ah iyo shaqsigii wadday” ayaa lagu yiri warbixinta.

Warbixinta ayaa sidoo kale lagu sheegay in gaariga oo ka yimid degmada Xaafuun gacanta lagu dhigay xilli uu soo galayay magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo wadahadal la yeeshay Safiirka Turkiye ee Soomaaliya

Guddoomiye Dr. Muungaab ayaa uga mahadceliyay dowladda iyo shacabka...

Wafdi Gaanacsato Shiine ah oo soo gaaray Muqdisho(SAWIRO)

Wafdi ganacsi oo Shiinaha ka socda ayaa maanta soo...

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo soo dhaweysay Ku-xigeenka Danjiraha Safaaradda Mareykanka ee dalka Soomaaliya

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil...

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS,...