[DAAWO] Hay’adda Maareynta Musiiboyinka  oo 400 qoys oo Khawaarijta ka soo barakiciyeen deganadoodii Gargaar ugu qeybisay degmada Baxdo

Date:

Xilli Haatan Gobolada dalkeena uu ka curtay qeybo badan oo kamid  ah roobka Gu’ga dadka iyo duunyadana ku diirsadeen ayaa hay’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka  waxa ay gargaar degmada Baxdo ee gobolka galgaduud ugu qeybisay qoysas garaya 400 oo qoys oo hore saameen ugu yeelatay abaartii ku dhufatay dalka.

Maamulka Baxdo,masuuliyiin katirsan Galmudug iyo hay’adda maareynta ayaa deeq qeybintaan goobjoog ka ahaa waxaana dadkii ka faaiidestay mucawinadaan ay u mahadceliyeen Hay’adda maareynta.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi

-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr....

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka oo daahfuray madasha labaad ee Istiraatiijiyadda warbaahinta 2026

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka hadlay horumarinta Warbaahinta Dowladda iyo tayeynta wariyaasha

-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax...