Kumaandooska Danab iyo ciidanka Jubbland oo burburiyey xarumo ay ku dhuumaaleysanayeen Khawaarijtu

Date:

Faah-Faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya  Howlgal Ciidanka Kumaandooska Xoogga dalka Danab  iyo Nabad sugidda Jubbaland ay ku burburiyeen xarumo ay ku dhuumaaleysanayeen Khawaarijtu.

Howlgal qorsheysan ayey ciidanku ka fuliyeen deegaanada Biibi, Maalka-dhaqajo, Beer-xaani, Qudus iyo Yaaq dabayl oo ka tirsan gobolka Jubada hoose ee Maamulka Jubbaland.

Ciidamada ayaa howlgalka ku dilay 23 kamid ah Khawaarijta kuwaas oo ay ku jireen laba horjooge oo kala aha Axmed Cali Faarax (Abuu Cabaas) iyo Geedi Warfaa Cali (Abuu Muscab) sida ay Warbaahinta Dowladda u xaqiijiyeen Saraakiisha ciidanka hoggaamineysa.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha SoDMA oo sheegay in Soomaaliya u socoto dhanka nidaamyo xooggan oo ka jawaaba masiibooyinka

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle,...

Jaaliyadda Soomaalida ee Xadarmuut oo afur u sameeyay Safiirka Soomaaliya ee Yemen

Safiirka Safaaradda Soomaaliya ee dalka Yemen C/Xakiim Maxamed Axmed...

Buulo burde oo ku soo baxday Tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka

Degmada Buulo burde oo ka tirsan Gobolka Hiiraan ayaa...

Wasiirka xanaanada xoolaha oo qaabilay wafdi ka socda Hay’adda WFP

Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa, Mudane Xasan...