[DAAWO] Dowladda Imaaradka carabta oo Hey’adda Maareynta Masiiboyinka ku wareejisay Deeq Gargaar ah oo loogu talagalay dadka danta yar

Date:

Dowladda Imaaradka Carabta  Ayaa Maanta  Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka ku  wareejisay Deeq Gargaar ah oo loogu talagalay dadka danta yar iyo kuwa Abaaraha sameenta ku yesheen.

Deeqdaan Gargaar ee Maanta lagu  warejiyey Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta ayaa iskugu jirta qeybaha kala duwan ee  Raashinka waxaana loogu talagalay dhamaan shacabka Soomaaliyed ee Danta yar ee ku nool Gobolka Banaadir iyo Gobolada Dalkeena.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...

Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaargarowga saamaynta El-nino

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...