Wafdi uu hugaaminayo Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Jubbland oo Gaaray Deegaanka Janaay Cabdalla

Date:

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Jubbaland Mudane Cabdinaasir Seeraar Maax iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray deegaanka Janaa Cabdalle ee gobolka Jubbada hoose.

Wafdigan oo ay qayb ka ahaayeen Wasiiru Dowlaha Wasaarada Waxbarashada Jubbaland mudane Axmed Naaji Xaaji Cabdullaahi iyo agaasimaha horumarinta adeega waxbarashada Mukhtaar Cabdi Cismaan ayaa waxaa deegaanaka ku soo dhaweeyay gudoomiyaha  deegaanka Janaa Cabdalle iyo Saraakiil ciidan.

Ujeedada socdaalka Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland ee deegaanka Janaa Cabdalal ayaa ahayad dhiirigalin uu ugu tagay Ciidamada Jubbaland iyo kuwa Xoogga dalka ee ku sugan Deegaanka Janaa Cabdalla iyo dhagax dhigga xarun waxbarasho oo loo dhisayo dadka Deegaanka Janaa Cabdlle, taas oo waqtigan muhiim u ah bulshada deegaanka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...

Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaargarowga saamaynta El-nino

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...