Guddoomiyaha degmada Hobyo Cismaan Axmed Cabdulle iyo guddoomiye ku xigeenka degmadaas Muqtaar Cabdullaahi Maxamed ayaa maantay socdaal shaqo ku tagay degaanka Xin-barwaaqo, waxaana halkaas kusoo dhaweeyey qaybaha kala duwan ee bulshada deegaanka Xin-barwaaqo.
Guddoomiyaha Degmada Hobyo ayaa deegaankaas ka dhaxdhigay saldhig Boolis oo deegaankaas uu yeelan doono.