[DAAWO] Hey’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka ayaa Muqdisho soo gaarsiisay Shacab ku soo dhaawacmay Dagaalka ka socda Laascaanood

Date:

Hey’adda Maareynta Masiiboyinka Qaranka ayaa markii Tobanaad Maanta magaalada muqdisho soo gaarsiisay 10 qof oo kamid ah dadkii dhawacyada ka soo gareen dagaallada culus ee ka socda Magaalada Lascanood ee xarunta gobolka Sool.

Dhawacyadaan oo ay ku jiraan dad aad u liita waxaa garoonka Adaan Cadde uga hortagay  Guddoomiyaha Hey’adda Maareeynta Musiibooyinka SODMA Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle , Guddoomiye ku xigeenka labaad ee aqalka sare ee BFS Cabdullaahi Cali Xersi “Timacadde, Xildhibano katirsan labada aqal, iyo Madax sare oo Hey’adda SODMA ka socday.

DAAWO WARBIXINTAAN OO DHAMESTIRAN.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...

Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaargarowga saamaynta El-nino

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...