Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo kormeeray  xarunta Faraha ee C.I.D iyo dugsiga  Barbaarinta Caruurta Boliiska

Date:

<span;>Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmad Firin, Agaasimaha Miisaaniyada Dowlada ee Wasaaradda Maaliyadda Axmad Cabdi Aadan (Iraad) iyo Madax kale oo Ka tirsan wasaaradda Maaliyadda ayaa kormeeray  xarunta Faraha ee C.I.D iyo dugsiga  Barbaarinta Caruurta Boliiska
Taliyaha Ciidanka Boliiska oo Muhiimad siinaaya sida  ugu fudud ee loogu adeega bulashada Soomaliyeed ayaa Wasaaradda ka codsadey inay qorshaha ku darsadaan Xarunta Faraha C.I.D oo ah adeeg Bulsho oo muhiim ah.

Sidoo Kale Agaasime Iraad ayaa xarunta Barbaarinta carruurta Booliska Soomaaliyeed ugu deeqey Mashaariic ay ka mid yihiin dhismaha dugsiga iyo agabkii ay ku seexan lahaayeen carruurta.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo shaaciyay Jadwalka Doorashooyinka D/Gobolleedyada

Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (...

Wasiirka Warfaafinta oo hambalyo u diraybahda warbaahinta munaasabadda 3-da May

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Warfaafinta oo furay tababar ku saabsan Ka hortagga tabinta hadallada naceybka ee xilliyada doorashooyinka

Aqoon-isweydaarsigan oo soconaya muddo laba maalmood ah waxaa ka...

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Koonfur Galbeed oo kulan la qaatay Agaasimiyaasha Guud ee Wasaaradaha

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Cali...