GuddoomiyahaHey’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed Mudane Maxamud Macallin ayaa maanta ka qayb galay kulan ay yeesheen Guddiga Qaran ee Gurmadka Shacabka Walaalaha nahay Turkiga kaas oo laga hadlay Maanta dardargalinta hawlaha Gurmadka kala duwan ee dalka ka socdo.
Guddigaan Waxaa Xubno ka ah Wasiirada Arimaha Guddaha ,Waxbarashada,Cadaalada,iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada.
Guddigaan heer qaran iyo Hay’adda Maaraynta musiibooyinka Qaranka ayaa si dhaw ugu wada shaqeeya hawla kala duwan ee la xariira gurmadka xaaladaha deg degga ah.