Madaxweyne Qoor-Qoor oo Xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Wasaarada Beeraha iyo Waraabka ee Galmudug

Date:

Madaxweynaha Maamulka  Galmudug Mudane Axmed Cabdi kaariye ayaa xarigga ka jaray dhismaha cusub ee Wasaarada Beeraha iyo Waraabka ee Galmudug.

Madaxweynaha waxaa xarigg jarka ku wehliyay xubo ka mid ah Golaayasha DG Galmudug, Gudoomiyaha gobalka Galgaduud, iyo masuuliyiin kale.

Dhanka kale Madaxweynaha ayaa bogaadiyay Wasaarada Beeraha iyo Waraabka Galmudu oo kasoo dhalaashay howshii loo igmaday.

Ugu danbeyn Madaxweynaha ayaa ku amaanay  howlwadeenada mashuurca biyoole howsha baaxada leh oo aay ka qabten dib u dhiska wasaaradda iyo kaabayaasha kala duwan ee Dowladda Galmudug.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Kulanka Guddiga Joogtada ah ee BFS oo lagu dhaariyay Wasiirka cusub ee Warfaafinta

Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka...

Wafdi uu Hoggaaminayo Wasiirka Caafimaadka oo Gaaray Magaalada Jowhar

Wafdi ballaaran oo ka socda Wasaaradaha Caafimaadka ee Dowladda...

Dibadbax lagu taageerayo dowladda iyo doorashooyinka qof iyo codka ah oo dhacay degmada Kaaraan

Shacabka degmada Kaaraan ayaa xaafadda Mirinaayo ku qabtay dibadbax...

Wasiirka Cadaaladda oo ka hadlay guulaha DFS ay ka gaartay dimuqraadiyeynta iyo dib-u-habeynta garsoorka

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...