Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi oo deeq xoolo ah oo ciidanka loogu talagalay kala wareegay waxgaradka mid kamid ah beelaha dega Xarardheere

Date:

Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa maanta deeq xoolo ah oo ciidanka loogu talagalay wuxuu kala wareegay waxgaradka mid kamid ah beelaha dega magaalada Xarardheere ee gobolka Mudug oo dhawaan laga xoreeyey Khawaarijta.

Shacabka soomaaliyeed eek u nool Xaradheere ayaa hiil hooba la daba jooga ciidanka XDS ee ku howlan dabar jarka khawaarijta caadaysatay daadinta dhiigga ummadda soomaaliyeed .

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...

Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaargarowga saamaynta El-nino

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...