Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo daahfuray shirkaย  ๐——๐—ถ๐—ฏ ๐˜‚ ๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—•๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ฒ๐—ฒ ๐——๐—ผ๐˜„๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—›๐—ผ๐—ผ๐˜€๐—ฒ

Date:

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta XFS ayaa maanta Muqdisho ka daahfurtay shirkaย  ๐——๐—ถ๐—ฏ ๐˜‚ ๐—ฒ๐—ฒ๐—ด๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐˜†๐˜€๐˜๐—ถ๐—ธ๐—ฎ ๐—ค๐—ฎ๐—ฎ๐—ฏ ๐——๐—ต๐—ถ๐˜€๐—บ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎย  ๐—ซ๐—ถ๐—ฟ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—œ๐˜†๐—ผ ๐—•๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฒ๐—ฑ ๐—ฒ๐—ฒ ๐——๐—ผ๐˜„๐—น๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—›๐—ผ๐—ผ๐˜€๐—ฒ.

Kulanka oo socon doona Muddo laba Maalin ah ayaa waxaa goobjoog ka ah Wasaaradaha Arrimaha Gudaha, Qorshaynta iyo Maaliyada ee Dowlad Goboleedyada dalka, Qaar ka mid ah Duqowda Degmooyinka Dalka, Gobolka Banaadir iyo Wasaaradaha Maaliyadda iyo Caddaaladda ee Dowladda Federaalka.

Sidoo kale waxaa qayb ka ah Shirka Saaxibada Caalamiga ah ee ka taageera Soomaaliya arrimaha Dowladaha Hoose ee ku bahoobay UN-JPLG.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Madaxweynaha Turkiga, Erdogan oo booqanaya Ethiopia

Madaxweynaha dalka Turkiga, Recep Tayyip ErdoฤŸan ayaa maanta oo...

Qoysas Khawaarijta ka barakicisay Sabiid iyo Caanoole oo dib-u-dejin loo sameeyey

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo ay...

Raโ€™iisul Wasaare ku xigeenka dalka oo Khudbad ka jeediyay shirka ganacsiga Afrika

Raโ€™iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo wadahal Teleefanka ah la yeeshay Amiirka dalka Qatar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...