Guddiga KMG ee doorashooyinka kuraasta ka banaan BFS ayaa shaaciyay jadwalka qabashada kursiga tirsigiisu yahay GSH # 203 oo deegaan doorashadiisu tahay Kismaayo Ee Caasimada KMG ee Maamulka Jubbland.
Kursigaan Waxaa hore u baneeyey RW XFS Mudane Xamse Abdi Barre waxaana doorashadiisa la qaban donaa 15 bishaan labaad ee sanadkaan 2023.