Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS oo Deeq kutubo Diini ah kala wareegay Safiirka Dowladda Qatar Soomaaliya u fadhiya

Date:

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow Cali oo ay wehliyaan Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Mudane Xil.Saalax Shariif Sayid, Agaasimaha Guud iyo Mas’uuliyiin kale oo ka socday Wasaaradda ayaa maanta kala Wareegay Safiirka Dowladda Qatar u fadhiya Dalkeena Soomaaliya H.E. Amb. Dr. Abdalla bin Salim Alnouimi Deeq kutubo Diini ah

Deeqdan kutubada oo isugu jirtay kutubo Qur’aanka Kariimka ah iyo Kutubo kale oo laxiriira Culuumta Islaamka ayaa ku timid kadib dalab uu Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS uu u diray dhigiisa Dalka Qatar Mudane Ghanem Bin Shaheen Bin Chanem Al- Ghanem.

Wasiirka ayaa Dowladda Qatar uga mahadceliyey deeqdan kutubada ah, isagoo sheegay in ay bilow wanaagsan u tahay maktabad cilmi ah oo ay dhawaan Wasaaraddu yagleeli doonto.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo duqeyn cirka ah ku dilay 12 katirsan khawaarijta

Ciidanka Qaranka, oo kaashanaya saaxiibbada caalamka, ayaa aroornimadii maanta...

Madaxweynaha JFS “Koonfur Galbeed waxa ay noqon doontaa Dowlad Goboleedka ugu horreeya ee laga hirgeliyo doorasho qof iyo cod ah.”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo gaaray magaalada Baydhabo

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Mudane...