XFS Iyo Maamulka Gobolka Banaadir oo ku bogaadiyay Culumada Soomaaliyeed sida ay u caddeeyeen go’aankooda la dagaallanka Khawaarijta

Date:

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar casho sharaf ugu sameeyay Culuma’udiinka Soomaaliyeed ee ka qayb gashay Shirweynaha Culumada Soomaaliyeed ee maalin ka hor lagu soo gabagabeeyay Magaalada Muqdisho.

Munaasabaddan oo uu kasoo qeyb galay, Raโ€™iisul Wasaare Kuxigeenka dalka Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa waxaa sidoo kale goobjoog ka ahaa Wasiirka Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Sheekh Mukhtaar Roobow Cali, Xildhibaano, Guddoonka sare ee Maamulka Gobolka Banaadir, Guddoomiyeyaasha Degmooyinka Odiyaasha dhaqanka, Bulshada Rayidka, Rugta Ganacsigaiyo marti sharaf kale.

Khudbado aad u qiimo badan oo munaasabada laga jeediyay ayaa lagu boogaadiyay doorka Culumada Soomaaliyeed ee ka qeyb qaadashada dagaalka ka dhanka ah kooxaha Khawaarijta iyo u iftiiminka bulshada Soomaaliyeed ficilada gurracan iyo afkaaraha qaldan ee Khawaarijta ugu been sheegtaan diinteena suuban.

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Muqdisho ka furay shirka wadatashiga Qaran ee abaaraha.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...