[DAAWO] Hey’adda Mareynta Masiiboyinka oo Kismaayo ka dhagax-dhigtay dhismaha xarunta gurmadka deg degga ah

Date:

Gudoomiyaha Hay’adda maareynta Masiibooyinka Qaranka Maxamuud Macalin Abdulle oo Maalintii Shalay Aheed Gaaray Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee Jubbland ayaa maanta isaga iyo Wasiirka wasaaradda Gargaarka Jubbaland Mudane Axmed Xasan Cumar waxa ay si wadajir ah uga dhagax dhigeen dhismaha xarunta gurmadka deg-dega ah ee deeganada Jubbaland.

Muqaalka oo dhameestiran daawo.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho

-Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah,...

Golaha Warbaahinta Soomaaliya oo Wada-hadallo la Yeeshay Golaha Saxaafadda Koonfur Afrika

-Golaha Warbaahinta Soomaaliya ayaa magaalada Johannesburg wada-hadallo kula yeeshay...

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO XAFIISKIISA KU QAABILAY DANJIRAHA SHIINAHA U FADHIYA SOOMAALIYA

-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...