Wasiirka Shaqada XFS oo dalka Qadar kula kulmay Wasiiradda arrimaha bulshada Sacuudiga iyo Qadar

Date:

Wasiirka wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa magaalada Doha ee dalka Qatar kula kulmay dhiggiisa dalka Qatar Mudane Dr. Cali bin Samikh iyo wasiirka horumarinta arrimaha bulshada ee dalka Sacuudiga mudaneย  Axmed Bin Suleymaan .

wasiirka ayaa kala hadlay wasiirada Qatar iyo Sacuudiga xoojinta xiriirka iyo ka wada shaqaynta arrimaha la xiriira dhinacyada shaqada, horumarinta xirfadaha shaqaalaha iyo is dhaafsiga khibradaha.

Wasiir Biihi ayaa magaalada Dooxa ugu qeyb galaya kalfadhiga 42-aad ee golaha wasiirada Carabta u qaabilsan arrimaha bulshada.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiir-ku-xigeenka Warfaafinta oo gaaray magaalada London.

Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Al-Cadaala, ayaa...

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...