Taliyaha Qeybta 43-aad ee ciidanka Xoogga dalka oo tababar u furay saraakiil ka tirsan qeybta 43-aad.

Date:

Taliyaha Qeybta 43-aad ee ciidanka Xoogga dalka ayaa tababar ku saabsan ilaalinta xaquuqda aadanaha u furay ciidan iyo saraakiil ka tirsan qeybta 43-aad.

Taliyaha oo la hadlay ciidanka iyo saraakiishii tababarka loo furay ayaa kula dardaarmay ย in ay ka faaideystaan fursadaan tababarka ah, asagoo kula dardaarmay in ay dhowraan xuquuqda shacabka ay u adeegaan.

Taliyaha ayaa xusay in lama huraan ay tahay in ciidanka ay ugu adeegaan bulshada si dabacsanaan ku jirto, Taliyaha ayaa sidoo kale kula dardaarmay ciidanka iyo saraakiisha tababarka loo furay in ay cilmigaas si wanaagsan usoo qaataan si ay tababarkaas u siiyaan ciidanka xooga dalka.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Muqdisho ka furay shirka wadatashiga Qaran ee abaaraha.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...