Mudanayaasha Golaha Shacabka oo maanta Loo qeybiyey hindise sharciyeedka hay’adda sirdoonka iyo nabad sugida Qaranka iyo hindise sharciyeedka aqoonsiga iyo diiwaan gelinta dadweynaha

Date:

Mudanayaasha Golaha Shacabka BJFS oo kulan ku leh xarunta golaha ayaa loo qeybiyay hindise sharciyeedka hay’adda sirdoonka iyo nabad sugida Qaranka iyo hindise sharciyeedka aqoonsiga iyo diiwaan gelinta dadweynaha.

Golaha Wasiirada XFS ayaa dhawaan Meel mariyay Labadaan Hindise Sharciyeed oo ay soo kala gudbiyeen Wasaaradaha Arrimaha gudaha iyo Amniga.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska oo Daah-furay Dib u habeynta Kaydka Radio Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...

Bannaanbaxu waa xaq dastuuri ah, balse fowdo ma aha

Sida dastuurro badan oo dunida ka jira, Dastuurka Soomaaliya...

War-saxaafadeed ku aadan Garsoore Cumar Cartan

Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay...

Warsaxaafadeed: Calanka iyo Astaanta Qaranka ee saxda ah

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa bannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka...