Soomaaliya oo taageero uga raadinaysa beeraleyda Soomaaliyeed Bankiga horumarinta Afrika

Date:

Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Soomaaliya Md. Axmed Madoobe Nuunow (Axmed Baashi) oo maalmahaan safaro shaqo ku joogay dalka Masar ayaa shirar-doceedyo muhiim ah magaalada Sharm-el-Sheikh kula qaadanaya madax kale duwan oo kasoo qayb gashay shirkii Cimillada Aduunka.

 

Wasiir Axmed Baashi ayaa maantay Shir la yeeshay Madaxweyne ku xigeenka Bangiga Horumarinta Africa (Africa Development Bank) ee arimaha Beeraha, horumarinta dadka iyo bulshada (Agriculture, human and social development) Ms. Beth DUNFORD iyo Director Martin FREGENE.

 

Labada dhinac ayaa si gaar ah uga wadahadlay sidii Bangiga iyo wasaaaradda beeraha isaga kaashan lahaayeen la tacaalidda saameynta ay isbedelka cimilada ku yeesheen waxsoo saarka beeraha.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo maamul cusub u magacawday degmada Waajid

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta ee...

Tababar lagu baranaayo aqoonta beeraha oo Muqdisho ka socda

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka JFS. Eng.Maxamed...

Wasaaradda ganacsiga oo dhiirrigalinaysa kordhinta wax-soosaarka gudaha

Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha dowladda FS mudane Jamaal...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA TACSIYEEYAY GEERIDA MARXUUM MAXAMED FAARAX JIIS

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...