Putin oo amar soo saaray kadib qaraxii ka dhacay buundada Crimea

Date:

Madaxweyne Vladimir Putin ayaa hadda amar ku siiyay adeegga Amniga Federaalka ee dalkaas (FSB) inay kormeeraan isku xirka muhiimka ah ee gacanka la haysto.

 

Buundada ayaa sidoo kale calaamad u ah ka go’itaankii Ruushka ee Crimea ee Ukraine 2014.

 

Qaraxa kadhacay bundadaasi ayaa waxaa ku dhintay saddex qof, sida ay sheegeen baarayaal Ruush ah.

 

Saraakiishu waxay sheegeen in si degdeg ah loo bilaabi doono ka shaqaynta hagaajinta qaybaha burburay.

 

Buundadan oo ay warbaahinta Ruushku u aqoonsan tay “dhismihii qarniga”, waxa ay muhiim u ahayd dhaq-dhaqaaqa qanacsiga.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Taageerada Beesha Caalamka ay u heyso Soomaaliya oo sii kordhaya (WARBIXIN)

-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxa ay soo dhowaynaysaa war murtiyeedka...

Wasiirka Amniga XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh...

Dalalka G7 oo walaac xooggan ka muujiyey Rabshadaha ka socda Ethiopia

Shirka toddobada dal ee dunida ugu hodansan G7 ayaa...