Khawaarijta oo Jab xooggan lagu gaarsiiyay Deegaanka Jicibow ee gobolka hiiraan

Date:

Ciidanka xoogga dalka ayaa maanta weeraray deegaanka Jicibow oo hoos taga degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan, kadib markii ay ka war heleen in argagixisada Al-Shabaab ay isku uruursaneyso halkaas.

Ciidanka qaranka oo gacan ka helaya dadka deegaanka ayaa hareereeyey dhagarqabayaashii lagu weeraray degaanka Jicibow, gaar ahaan goob wabiga jiinkiisa ah, maadaama ay doonayeen inay halkaas ka talaabaan, waana la laayey.
Saraakiisha hoggaaminaysa ciidanka howlgalkaas fuliyey ayaa balan qaaday in khasaaraha la gaarsiiyey kooxda iyo hub badan oo laga furtay ay warbaahinta u soo bandhigi doonaan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

2026 World Internet Conference Wuzhen Summit to Focus on AI Openness and Global Cooperation

The World Internet Conference International Organization held a press...

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...