[Dhageyso]Koonfur Galbeed oo Sheegtay in Macluul qarka u saranyihiin dadka ku nool Deegaano katirsan Gobolka Baay

Date:

Xilli Guud ahan Soomaaliya  ay ka jirto Abaar aad u daran ayaa maamulka koonfur Galbeed waxa uu qeylo dhaan ka muujiyey abaraaha ka jira qeybo katirsan maamulkaas si gaar ah Degmooyinka Baydhabo iyo Buurhakaba waxaana uu sheegay in xalaada halkaas ka jirta ay ka cabsiqabaan in ay isku badasho macluul.

 

Guddoomiyaha Guddiga Gurmadka Abaaraha KGS ahna Wasiirka gargaarka Abdinasir Abdi Arush ayaa sheegay in dowladad soomaliya ay kala waregeen deeq gargaar ah oo katimid waxaana uu baaq deg deg ah u diray Hey’addaha calamka.

DHAGEYSO.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...

Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaargarowga saamaynta El-nino

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...