Guddiga Gurmadka Abaaraha Gobalka Mudug ee Galmudug oo maanta kulankoodii ugu horeeyay la qaatay Qaar ka mida Bulshada Galkacyo

Date:

Guddiga Gurmadka Abaaraha Gobalka Mudug ee Galmudug ayaa maanta kulankoodii ugu horeeyay la qaatay Qaar ka mida Bulshada Gaalkacyo.

 

Kulanka oo ay kasoo qeyb galeen Gudoomiyaha Gobalka Mudug Axmed xuseen shire Bukhaari Duqa Dagmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Jimcaale Wasiiro iyo xildhibaano Ka mid ah kuwa Galmudug ayaa Xubno u hadlay Guddigu waxa ay ka warbixiyeen heerka ay mareyso saameeynta Abaarta waxaana ay sheegeen in haatan laga cabsi qabo geerida dadka  , maadaama xoolihii ay ka dhamaadeen .

 

sidoo kalana waxa ay cod dheer ku sheegeen in 24 kii saac ee lasoo dhaafay ay labo ruux ay ugu geeriyoodeen baahi iyo oon cid kastana ay ugu baaqayaan in laga qeyb qaato gurmadka lagu badbaadinayo dadka abaaraha saameeyeen.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xafiiskiisa ku qaabilay Abwaan Mustafa Sheekh Cilmi

-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr....

Ra’iisul wasaare ku-xigeenka dalka oo daahfuray madasha labaad ee Istiraatiijiyadda warbaahinta 2026

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka hadlay horumarinta Warbaahinta Dowladda iyo tayeynta wariyaasha

-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax...

WAFDI UU HOGGAAMINAYO GUDDOOMIYAHA HAY’ADDA SODMA OO GAARAY MAGAALADA BELEDWEYNE

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin...