Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS ayaa magacaabay Guddi KMG ah oo soo baara dhacdadii Fowdada aheed ee 7 bishan ka dhacday Xarunta Golaha

Date:

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Mohamed Nuur Madoobe  ayaa magacaabay Guddi KMG ah oo soo baara dhacdadii Fowdada aheed ee 7 bishan ka dhacday Xarunta Golaha, halkaasoo dhowr Xildhibaan ay fowdo ka sameeyeen fadhiga.

Mid ka mid ah Xildhibaannadana uu Guddoonkaku tuuray caag taas oo muddo kooban fadhigii golahaan xildhibanada rabshad buuq ah ay ka sameyeen.

Guddigan oo ka kooban shan Xildhibaan ayaa la faray in warbixin ka keenaan natiijada ka soo baxda baaritaanka ay ku soo sameeyaan dhacdadaas waxay u soo gudbinayaan Guddoomiyaha.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo magacawday Guddiga Farsamada ee Wada-hadalka iyo Dib-u-heshiisiinta Koonfur Galbeed

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS...

Madaxweynaha JFS oo kulan soo dhaweyn ah u sameeyay isimada Puntland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...

Wafdiga ka socday Jaamacadda Ummadda oo ka qeybgalay shirka Arrimaha Bariga Afrika

Wafdiga ka socday Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ee ka qeybgalay...

Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Ruushka oo Waraaqaha Aqoonsiga u Gudbiyay Madaxweynaha Belarus

Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Ruushka, ahna...