[DHAGEYSO]Maleeshiyaad Hubaysan oo Xalay dil iyo dhaawac ugu geystay Magaalada dhabad shaqaale ka tirsan Hay’adda Miina baarista ee Hallo trust

Date:

MUQDISHO-30-7-2022-:Wararka naga soo gaaraya Magaalada Dhabad ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in  Maleeshiyaad  Hubaysan ay  Xalay xilli danbe  Weerar  ay ku qaadeen Shaqaale ka tirsan Hay’adda Miina barista ee Hallo trust   kana Howl Gasho Magaalada dhabad ee Gobalka Galgaduud.

Inta la xaqiijiyey Labo kamid ah Shaqaalahaas  ayaa la soo wariyey dhimashadooda iyo Dhaawaca Sadex kale oo ku sugnaa Goob ay Hay’addu ka daganayd Duleedka Degmda Dhabad.

Goobta uu falka ka dhacay waxaa ku baxay ciidamada amniga wallow Goobtaas iskaga baxsadeen maleeshiyaadkii falkaan geystay.

WARKAAN OO DHAMESTIRAN DHAGEYSO

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho

-Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah,...

Golaha Warbaahinta Soomaaliya oo Wada-hadallo la Yeeshay Golaha Saxaafadda Koonfur Afrika

-Golaha Warbaahinta Soomaaliya ayaa magaalada Johannesburg wada-hadallo kula yeeshay...

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO XAFIISKIISA KU QAABILAY DANJIRAHA SHIINAHA U FADHIYA SOOMAALIYA

-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...