[DAAWO]Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay xaalada amni ee magaalada muqdisho

Date:

MUQDISHO-30-7-2022-:Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa  ka hadlay arrimaha amniga magaalada Muqdisho ayaa ku boorriyay shacabka Soomaaliyeed in ay ciidamada la shaqeeyaan sharcigana garab siiyaan.

Mudane Madaxweyne Hassan sheikh ayaa ku bogaadiyey nafhurnimada iyo halganka Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed oo u tagaan xaqiijinta amniga har iyo habeen isaga oo Madaxweynaha tilmaamay in ay ka go,antahay Dowladdiisa cusub in ay amniga muqdisho iyo guud ahaan dalka wax weyn ka qabato iyada oo talaabo adag laga qadayo kooxaha Argagixisada iyo burcada hubeesan ee dadka wax yeeleneysa.

DAAWO

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo dhagax dhigay Xarunta Horumarinta Manaahijta waxbarashada dalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

Danjire Fatxudiin Cali Ospite ayaa maanta si rasmi ah...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

Muqdisho, Talaado, 21 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda...

Soomaaliya oo ka qayb gashay Kalfadhigii ugu Guddiga Fulina Hay’adda UN-Habitat

Kalfadhigii ugu horreeyay ee Guddiga Fulinta ee UN-Habitat ee...