Kormeerihii imtixaanada Gobolka Shabeelaha Hoose uqaabilsanaa wasaaradda waxbarashada Koonfur-galbeed oo lagu dilay Afgooye.

Date:

MUQDISHO-JUUN18-6-2022-:Kormeerihii Waxbarashada Gobolka Sh/Hoose Cali shanloow ayaa lagu Dilay  Maanta degmada Afgooye ee gobolka  Shabeellaha Hoose Sida ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah dadka deegaanka.

 

Dilka ayaa ka dhacay Gurigiisa Hortiisa oo kuyaala xaafada xaawataako ee Degmada Afgooye.

 

Warkaan waxaa dhamestiraya wariyaha warbaahinta qaranka ee Gobolka shabeelada hose.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho

-Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo ka Guddoomay Nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Midowga Yurub Ee Soomaaliya

-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah,...

Golaha Warbaahinta Soomaaliya oo Wada-hadallo la Yeeshay Golaha Saxaafadda Koonfur Afrika

-Golaha Warbaahinta Soomaaliya ayaa magaalada Johannesburg wada-hadallo kula yeeshay...

GUDDOOMIYAHA GOLAHA SHACABKA OO XAFIISKIISA KU QAABILAY DANJIRAHA SHIINAHA U FADHIYA SOOMAALIYA

-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane...