SAWIRRO:Shir looga hadlayey Amniga oo ka dhacay Magaalada garoowe.

Date:

MUQDISHO-JUUN-12-6-2022-:Shirkan oo lagu qabtay xarunta Gobolka Nugaal oo shir gudominayay Gudomiyaha Gobolka waxaa ka qayb galay Taliyaha Booliska Puntland Sareeye Guuto Maxamed Cali Xaashi,Taliyaha Madaxtooyada Puntland G/Sare Cabdinasir Shaati,Wasiir Ku Xigeenka Arimaha Gudaha Puntland,Wasiir Ku Xigeenka Amniga Puntalnd,Sarakiisha Ha’adda Nabad Sugida Puntland Ee Pica,Duqa Degmadda Garowe Iyo Sarakiil Kale.

 

Shirkan waxaa looga hadlayay sidii loo xoojin lahaa amaanka Caasimadda Puntland ee Garowe iyo wadashaqaynta laamaha ay quseyso.

 

Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Nugaal G/Sare Xussen Cali Maxamuud ayaa ka warbixiyay amaanka Garowe xiligan halka uu marayo isagoona u mahadceliyay bulshada qayba heeda kala duwan

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Tababar heer sare ah oo la xiriira baarista dambiyada oo lagu qabtay Muqdisho

Tababar heer sare ah oo ku saabsan baarista dambiyada...

Hoggaamiye Aadan Madoobe oo guddoomiyey shirka amniga ee deegaannada Koonfur Galbeed

-Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Hoggaamiye Aadan Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Daahfurka mashaariicda uu Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ka fulinayo Muqdisho oo bilaabatay

Waxaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga bilaabatay munaasabadda...