21 qof oo ku dhimatay Shil tareen

Date:

MUQDISHO-JUUN-11-6-2022-:Sida ay ku warrantay warbaahinta dowladda Iraan, ugu yaraan 21 qof ayaa ku dhimatay tobanaan kalena waa ay dhaawacmeen ka dib markii uu bariga Iran,tareen ku qalibmay.

 

Tareenka oo ay saarnaayeen 348 rakaab ah ayaa ka soo baxay khadka u dhexeeya magaalooyinka Mashhad iyo Yazd oo qiyaastii 50km (31 mayl) u jira magaalada Tabas.

 

 

 

Ku xigeenka madaxa tareenada ee Iran ayaa sheegay in shilkan uu yimid kadib markii tareenku uu ku dhacay goob ay qodis ka socotay oo u dhow wadada tareenka.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...

Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaargarowga saamaynta El-nino

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...