Wasiirka gaashaandhigga XFS oo xalay Muqdisho kulan soo dhaweyn ah ugu sameeyay dhiggiisa dalka Uganda.

Date:

MUQDISHO-JUUN-11-6-2022-:Wasiirka Gaashandhiga XFS C/qaadir Maxamed Nuur ayaa xalay Magaalada Muqdisho kula kulmay dhigiisa wasiirka gashaandhiga dowladda Ugandha, waxaa labada wasiir ay ka wada hadleen sidii iskaashiga ciidamada labada dal loo adkeyn lahaa.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Gashaandhiga Xasan Maxamed Saciid Ayaa kulankaan ka warbixiyey.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Kulanka Guddiga Joogtada ah ee BFS oo lagu dhaariyay Wasiirka cusub ee Warfaafinta

Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka...

Wafdi uu Hoggaaminayo Wasiirka Caafimaadka oo Gaaray Magaalada Jowhar

Wafdi ballaaran oo ka socda Wasaaradaha Caafimaadka ee Dowladda...

Dibadbax lagu taageerayo dowladda iyo doorashooyinka qof iyo codka ah oo dhacay degmada Kaaraan

Shacabka degmada Kaaraan ayaa xaafadda Mirinaayo ku qabtay dibadbax...

Wasiirka Cadaaladda oo ka hadlay guulaha DFS ay ka gaartay dimuqraadiyeynta iyo dib-u-habeynta garsoorka

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...