Taliska Qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga DalkA oo Maanta Magaalada Baydhabo kusoo Bandhigey Mid ka Mid Ah Kooxda Nabadiidka Argagixisada Al-shabaab

Date:

MUQDISHO-6-6-2022:Taliska Qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Maanta Magaalada Baydhabo kusoo Bandhigey Cabdiraxmaan Baraka Xasan oo Magaca afgarashadiisu ay tahay(Lagooye) kaasi oo ka mid ahaa dhallinyarada fikirka qaldan ugu dagaalamayay kooxda isla markaana hada isaga soo baxsaday kooxda Al shabaab markii uu ogaaday in aysan u dagaalameyn wax diin la xariira.

Cabdiraxmaan ayaa kooxda nabadiidka Alshabaab u qaabilsanaa Jabhada,Wuxuuna ku jirey Mudo 3-sano ah, isagoona ka qeybqaatay, Dagaalo Dhowr ah oo ka dhacay deeganada gobolka Baay , waxaa uu hada helay soo dhaweyn ay u sameeyeen saraakiisha ciidanka xoogga.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa...

Muqdisho mar dambe ma mudna sumcad dilka dambe (WARBIXIN)

Wargeyska caanka ah ee The Economist ee ka soo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo bilaabay Madasha Ganacsiga ee Muqdisho(MAQAAL)

Madashu waxay iskugu keenaysaa mas'uuliyiinta dowladda, maal-gashadayaasha Shiinaha iyo...

Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka oo aqbalay Go’aankii Maxkamadda Sare

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha, isagoo fulinaya...