DAAWO:Maxkamada darajada 1aad Ee ciidamada qalabka sida Qeybta 27aad oo maanta xukuno ku riday Askar katirsan Ciidamada Dowladda.

Date:

MUQDISHO-JUUN-6-6-2022-:Maxkamada darajada 1aad Ee ciidamada qalabka sida Qeybta 27aad ayaa maanta xukuno kala duwan kuriday Afar  eedeysane oo uu xafiiska Xeer ilaalinta Ciidamada Qalabka sida  kusoo kala eedeeyay Dilal qorsheysan oo ay dad shacab ah ugeysteen  iyo khalqal galin Amni .

 

Dable Nisa Bukhaari Axmed Maxamuud iyo Dable Xooga Dalka Salmaan Ibraahin Shire ayaa lagu xukumey dil toogasho ah ,Halka Dubad Axmed Xuseen Cilmi lagu xukumey Sadax sano oo xarig ah iyadoo Sharmaake Muxumed Cali isna  lagu xukumay halsan oo xarig ah

 

 

Guddoomiyaha maxkamada darajada 1aad Ee ciidamada qalabka sida qeybteda 27aad Gashaanle  Maxamed amiin Cabdulle Aadan ayaa ku dhawaaqay xukunkaan.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo ka qeybgalay Kalfadhiga 49-aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika.

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee...

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo yeeshay kulan doceed

Addis AbabA- Intii uu socday Kalfadhiga 49-aad ee Golaha...

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Cambaareyneysaa Weerarradii lala Beegsaday Boqortooyada Sacuudi Carabiya.

War-saxaafadeed.Muqdisho, Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si kulul u cambaareyneysaa...

Ciidanka Xoogga Dalka goor oo dib ula wareegay deegaanka Sumadaale

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa goordhow howlgal qorsheysan dib...