AKHRISO:Guddoomiyaha Gobolka Shabeelada Hoose oo Maamul cusub u Magacaabay Deegaan Xebeedka Jasiira.

Date:

Guddoomiyaha Gobolka Shabeelada Hoose ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaliya Ibrahim Adan Ali Najah ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu ku Magacaabay Maamulka  Cusub ee deegaan Xebeedka  Jasiira .

Guddomiyaha  Gobolka Shabeelada Hoose ayaa Cismaan Maxamed Nuur  u  magacaabay Guddoomiyaha Deegaanka Jasiira.

 

Halka Guddoomiye ku xigeenada maaliyadda  iyo Amniga iyo Siyaasadda uu u kala Magacaabay Xuseen Jilacow Maxamuud iyo Maxamed Shugaale Maxamed.

 

Warqada Magacaabista halkaan ka Akhriso.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...

Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaargarowga saamaynta El-nino

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...