SAWIRRO:Guddoonka Golaha shacabka oo shahaado sharaf gudoonsiiyey Guddoomiyihii guddiga Amniga Doorashooyinka.

Date:

Guddoonka golaha shacabka BJFS  ayaa shahaado Sharaf guddoonsiiyay Guddoomiyihii guddiga Amniga Doorashooyinka ahna Taliyaha Ciidanka Booliska Sareeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) iyo Taliyaha Ciidanka ATMIS qeybta 1-aad Gen. Keith Katungi.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in saraakiishaan shahaado sharafta  ku muteysteen sidii wanaagsaneyd oo ay isaga xilsaareen in si nabad galyo ah ku qabsoonto doorashooyinka Baarlamaanka iyo tan Madaxweynaha.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Safiirka JFS ee dalka Hindiya oo xabsiga ku booqday Muwaadiniin Soomaaliyeed oo muddo ku xiran

Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya ayaa...

Duqa Muqdisho oo kormeer shaqo ku tagay Xarunta Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr....

Hodan oo ku soo baxday tartanka Ramadaan iyo jadwalka wareegga Afar dhamaadka oo la sameeyay

Degmada Hodan oo ka tirsan Gobolka Banaadir ayaa u...

Ex-Dable NISA Mukhtaar Shakuur Amiin oo dil toogasho ah lagu xukumay

Dable NISA Mukhtaar Shakuur Amiin, ayaa lagu edeeyay dilka...