Diyaargarowgii ugu dambeeyay ee xafiiska Villa-Soomaaliya  loogu wareejinayo Madaxweynaha Cusub ee dalka Hassan Sheekh Maxamuud oo socta.

Date:

Madaxtooyada Soomaaliya waxaa ka soconaya  u diyaargarowgii ugu dambeeyay ee xafiiska Villa-Soomaaliya  loogu wareejinayo Madaxweynaha Cusub ee dalka Hassan Sheekh Maxamuud.

 

Xaflada  xil wareejinta ayaa lagu wadaa in goordhaw bilaabato waxaana Lagu wadaa in ay Ka Qeybgalaan Madaxweyeynihii hore ee dalka Shariif sheikh Ahmed ,Madaxweynayaasha  Xilka isku wareejinaya, Guddoonka labada Aqal, taliyeyaasha Ciidamada, Xildhibaannada iyo Golaha Wasiirada iyo marti sharaf kale oo aad u badan.

 

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...

Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaargarowga saamaynta El-nino

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...