DEG:DEG-Maleeshiyaad hubeysan oo saakay gaalkacyo ku dilay dad shacab ah.

Date:

Labo qof ayaa dhimatay halka mid kalana uu ku Dhaawacmay kadib markii Maleeshiyo Hubeysan Ay Rasaas ku Fureeen gaari ay Saarnayeen Dad Shacab ah.

Kooxda falkan geysatay ayaa goobta ka Dhaqaaday, waxaana la sheegay in dhacdadaan ee Salka ku heyso muran ka xariira is qabqabsi Dhuleed.
Mid kamid ah dadka rasaastaas ku geeriyooday Waxaa kamid ah Salaxeey Gacamey oo aad looga Yaqaan magaalada galkacyo ee galmudug.
Maalmihii danbe dilalka la xariiro anooyinka qabiil ayaa ku soo badnayey xafadaha magaalada Galkacyo.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...

Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaargarowga saamaynta El-nino

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Qurba-joogta Soomaalida oo si wayn uga soo dhex muuqanaysa siyaasadaha Caalamka

Soomaalidii hore ee ku nooleed qurbaha waxay diirada saari...

Shir ay soo qabanqaabisay Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka oo ka furmay Muqdisho

-Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir ay soo...