Raisulwasaare Rooble oo ka hadlay dabkii baabi’iyey goobo ganacsi oo ku yaal iskoyska Banadir.

Date:

Raisulwasaraha XFS Mudane Mohamed Hussein Rooble ayaa waxa uu ka hadlay dabkii xalay Ka Kacay Suuqa Banaadir kaas oo hanti badan ku Basbeeshay.

Raisulwasaare Rooble oo ku maqan dalka Imaraadka Carabta ayaa waxa uu sheegay in Murugada iyo xanuunka la qeybsanayo ganacsatada Soomaaliyeed ee uu hantidoodii burburiyay dabkii xalay  ka kacay isgoyska Banaadir iyo darafyadiisa.

Waxaan Alle uga baryayaa baddel khayr leh ayaa lagu yiri qoraalka raisulwasaraha.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Maaliyadda XFS oo Shir-guddoomiyay Kulanka 28-aad ee Wasiirrada Maaliyadda Geeska Afrika

Washington, DC: Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi...

Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta oo Muqdisho uga qeyb galay Bandhigga Farshaxanka Soomaaliya

Muqdisho, 16 April, 2026: Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka...

Soomaaliya oo si cad u diidday faragalinta Israa’iil

WAR SAXAAFADED. FAAFIN DEG DEG AH Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo Diidday...

Wasaaradda Gaashaandhigga oo faahfaahin ka bixisay Howlgallo lagu dilay 60 Khawaarij ah

WAR-SAXAAFADEED Ciidanka Qaranka, oo kaashanaya saaxiibbada caalamka, ayaa howlgallo duqeyn...