Taliyaha Ciidanka Asluubta Puntland oo kulan la qaatay mas’uuliyiin ka socdey xafiiska EUCAP ee Soomaaliya.

Date:

Taliyaha Ciidanka Asluubta maamul goboleedka Puntland Sarreeye Guuto Bile Faarax Cali ayaa maanta kulan la qaatay mas’uuliyiin ka socdey xafiiska EUCAP ee Soomaaliya.

Kulankan oo ay ka qaybgaleen saraakiil katirsan Ciidanka Asluubta maamulka Puntland ayaa diiradda lagu saarayey wadashaqaynta labada dhinac & wax ka qabashada baahiyaha kajira xabsiyada Puntland ee qaybta ka ah qorshayaasha EUCAP.

 

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Ciidamada Haramcad iyo kuwa Xoogga Dalka oo howlgal wadajir ah ka sameeyay duleedka Baraawe

Ciidamada Booliska Gaarka ah ee Haramcad iyo Ciidanka Xoogga...

Maareeyaha Dekedda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Wasaaradda Gaadiidka ee Boqortooyada Sacuudiga

Maareeyaha Dekedda Weyn ee Muqdisho, Danjire Maxamed Cali Nuur...

Hoggaamiyaha KMG koonfur Galbeed oo kulan la qaatay qaar ka mid ah Odeyaasha Dhaqanka

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed,...

Sh/Hoose: Ciidanka Xoogga Dalka oo gacanta ku dhigay horjooge ka tirsan khawaarijta

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 203-aad Guutada...