DHAGEYSO:Ciidamada Amniga Cabudwaaq oo gacanta ku dhigay Nin dil geystay.

Date:

Alle ha unaxaristee waxaa Xaafada waabari gaar ahaan laanta hawada oo ka tirsan Dagmada Caabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya xalay lagu dilay Nin lagu Magacaabi jiray Bare Cali Maax.

Nin hubeysan ayaa la sheegay in uu geystay dilkaas, waxaana Goobta dilka ka dhacay gaaray Ciidamada Ammaanka degmada Cabudwaaq, kuwaas oo la sheegay in daqiiqado kadib ay gacanta ku dhigeen Ninkii dilka geystay.

Qofkii geystay dilkaan ayaa ciidamada booliska degmadaas waxa ay gacanta ku dhigaan isaga oo baxsad ah.

Warkaan waxaa ka waramaya Wariyaha warbaahinta qaranka ee degmada cabduwaaq ee Gobolka galgaduud Abdikariin ahmed bulxan.

DHAGEYSO.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee KGS oo ka qeyb-galay dhaarinta Wasiirka Amniga Gudaha KGS

Baydhabo, Abriil 9, 2026: Hoggaamiyaha ku-meel-gaarka ah ee Dowladda...

Markabkii Shidaalka qodayay oo soo gaaray Muqdisho

Waxaa saaka xeebta magaalada Muqdisho soo gaaray markabka qodista...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Switzerland u qaabilsan Soomaaliya

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi...

Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda oo kulan la yeeshay UNTMIS si loo dardargeliyo geeddi-socodka kala-guurka

Muqdisho, 8 Abriil 2026 Mudane Cali Maxamed Cumar, Wasiiru-Dowlaha...