Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta kulmay madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe).
Madaxweyne Hassan sheikh Maxamuud iyo Mudane Madaxweyne Ahmed madoobe ayaa kawada hadlay xalaada dalka,iyo arimaha doorashada oo jawi dagan ku soo gabagabowday.