Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo dhismooyin lagu kordhinayo

Date:

Mas’uulyiinta Safaaradda Soomaaliya ee Kenya iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Nairobi oo shaly shir ku yeeshay xarunta dhismaha safaaradda ee magaalada Nairobi ayaa ka wada hadlay sidii ay isaga kaashan lahaayeen dhismayaal cusub oo loogu soo kordhiyo xarunta dhismaha safaaradda.

Dhismayaashaan lagu soo kordhinayo Safaaradda ayaa Waxaa kamid ah Misaajid lagu cibaadeesto iyo guriga safiirka safaaradda oo laga dhisayo gudaha safaaradda, waxaana  fikirkaas jaariyadda u soo jeediyay  safiirka safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya Ambassador Maxamuud Axmed Nuur Tarsan waxa uuna kawaramay dhibaatada ay leedahay in Safiirku uu daganaado Hotel.

“Safiirkgu in uu deganaado hotel ee marba alaabtiisa meel loo raro markii calaaqaadka lakala gooslay waxaan alaabtii keedka Ku heenay Kuntendhar Kira ah 3bilood ayaanu Ku heenay hada waxaan deganahay Hotel wax walba ayaana lagu qarinkaraa ,waxaana la rabaa in ay dhoorsantahay alaabta iyo wax walba oo safaaradu dadka ugu adeegeeso”. ayuu yiri safiirka Soomaaliya ee u fanidha Dalka Kenya.

Dhamaan ganacsatadii Ka soo qeebgashay ayaa balan qaaday in ay dhisidoonaan dhismayaashaan.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda oo qaabilay Wefdi ka socday UNTMIS

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS...

Wasiirka Arrimaha Dibadda JFS oo kulan sagootin ah la yeeshay Safiirka Dowladda Türkiye

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga JFS, Mudane...

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane...

Hay’adda Boqor Salmaan oo deeq waxbarasho gaarsiisay carruur agoon ah oo ku nool Baydhabo

Magaalada Baydhabo ee Gobolka Baay, Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya,...