Duqa Gaalkacyo iyo Xubno ka tirsan Hay’adda IMC ayaa kormeeray Qaar ka mid ah Xeryaha Barakacayaasha ee Gaalkacyo “SAWIRRO”

Date:

Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Shiikh Xasan oo  ay Weheliyaan Xubno tirsan Hay’adda IMC ayaa kormeeray Qaar ka mid ah Xeryaha Barakacayaasha ee Gaalkacyo.

Maayarka iyo Saraakiisha ka socday Hay’adda IMC ayaa qoysaska danyartaa ee ku jira kaamamka ku yaaha Gaalkacyo iyo hareeraheeda ka dhageystay baahiyaha aas aasigaa ee ay qabaan wuxuuna duqa degmada ka dalbaday hay’adaha Samafalka  siiba IMC in si deg deg ah loo caawiyo qoysaska barakacayaasha ee colaadaha uga soo cararay deegaanadoodii.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Kulanka Guddiga Joogtada ah ee BFS oo lagu dhaariyay Wasiirka cusub ee Warfaafinta

Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka...

Wafdi uu Hoggaaminayo Wasiirka Caafimaadka oo Gaaray Magaalada Jowhar

Wafdi ballaaran oo ka socda Wasaaradaha Caafimaadka ee Dowladda...

Dibadbax lagu taageerayo dowladda iyo doorashooyinka qof iyo codka ah oo dhacay degmada Kaaraan

Shacabka degmada Kaaraan ayaa xaafadda Mirinaayo ku qabtay dibadbax...

Wasiirka Cadaaladda oo ka hadlay guulaha DFS ay ka gaartay dimuqraadiyeynta iyo dib-u-habeynta garsoorka

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,...