Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ย Maxmaed Xuseen Rooble ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa Xildhibaan Cabdullaahi Maxamed Nuur ugu magacaabay Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya.
Sidoo kale Raโiisul Wasaare Rooble ayaa uga mahadceliyay wasiirkii hore ee Amniga Gudaha Xasan Xundubey Jimcaale โshaqadii wanaagsaneyd ee uu soo qabtayโ muddadii uu xilka hayay.
โRa’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxmaed Xuseen Rooble oo tixgelinaya baahida loo qabo dardargelinta howlaha amniga dalka,tayeynta Hayโddaha aminga iyo howlaha Baaxadda leh ee horyaalla XFS, waxa uu Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur u magacaabay Wasiirka Amniga Gudaha.ย ย Raโiisul Wasaaraha ayaa uga mahadceliyay wasiirkii hore ee Amniga Gudahaย Mudane Xasan Xundubey Jimcaale shaqadii wanaagsaneyd ee uu soo qabtay muddadii uu xilka hayay,โ ayaa lagu yiri qoraalka ka soo baxay xafiiska Raโiisul wasaare Rooble.
