Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada Puntland oo la kulmay Madax ka socoto UNICEF โ€œSAWIRROโ€

Date:

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Jaamac Xasan Cabdulle ayaaa kulan la qaatay Madax ka socota Hayโ€™adda UNICEF oo uu hoggaaminaayo Madaxa barnaamijka dhowrista Dhallinyarada ayaa ka dhacay Xarunta Wasaaradda kulankan ayaa looga hadlaayey Mudnaanta tubta horumarinta Dhallinyarada Puntland, Sidii loogu Samayn lahaa shaqo abuur, Barista Xirfadaha, awood siinta Dhallinyarada, u qareemida Dhallinyaradda iyo siday ugu qeyb qaadan lahaayen dhallinyarada horusocodka tubta Democratization ka Puntland.

Sidoo kale waxaa Xoogga lagu saaray inta uu kulanka socday kor uqaadista wada shaqaynta Wasaaradda iyo UNICEF.

Kulankan ayaa waxaa goob joog ahaa agaasime Waaxeedada Dhallinyaradda, Xirfadaha iyo Shaqo abuurka, Qorshaynta iyo Sharciyada.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Muqdisho oo martigelinaysa Shirweynaha Qaran ee kaabayaasha Dijitaalka (DPI).

Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Xafiiska Raโ€™iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...

Wasiirka Dekadaha XFS oo Golaha Wasiirrada uga mahadceliyey ansixinta Xeer-nidaamiyaha Diiwaangelinta Gaadiidka Badda.

Muqdisho, Jannaayo 29, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Muqdisho ka furay shirka wadatashiga Qaran ee abaaraha.

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin...