Ra’iisul wasaare Rooble oo kumannaan daweyne ah kula Ciiday Muqdisho“Sawirro”

Date:

Muqdisho-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta booqday Xeebta Liido iyo Beerta Nabadda ee magaalada Muqdisho halkaas oo uu farxadda iyo damashaadka Ciidda kula qaatay kumannaan dadweyne ah oo u tamashle tagay.

Ra’iisul wasaare Rooble ayaa bulshadii uu la kulmay u rajeeyey nabad iyo farxad waarta, isaggoo kula dardaarmay inay kaalin ka qaataan horumarka iyo dib u dhiska dalkeenna.

“Waxaan maanta waqti la qaatay shacabka Soomaaliyeed ee farxadda Ciidda ku qaadanaya qaar ka mid ah goobaha lagu damaashaado ee caasimadda, Waxaan dalkeenna u rajeynayaa nabad iyo farxad waarta ciiddan iyo ciido badan oo xiga” ayuu yiri R/W Rooble.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Guddiga Golaha Shacabka oo Wasiirka Warfaafinta Ka Dhageystay Warbixin ku Saabsan Shaqada iyo Qorshayaasha Wasaaradda

Guddiga Warfaafinta, Wacyigelinta, Dhaqanka, Dalxiiska, Boostada iyo Isgaarsiinta ee...

Somalia iyo Pakistan oo Xoojinaya Iskaashiga Difaaca iyo Tayeynta Ciidanka Cirka Soomaaliyeed

Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalaya shirka golaha loo dhanyahay ee QM

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta...

Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaargarowga saamaynta El-nino

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur...